Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Ku Baaqday Tukashada Salaad Roob Doon Ah

0
207

Hargeysa (SDN)Wasiirka wasaarada Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed

 oo caawa warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay  ku dhaaqeyso in maalinta Khamiista ah la tukado Salaad  roob doon ah .
https://youtu.be/KYR1jfFXDcs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here