Xukuumada Waxkhtigeedu Gababasiga Yahay Oo Awoodi Kari La In Ay Wax Ka Qabato Serverkii E-Passport ka Oo Gubtay

0
203

Hargeisa(SDN)xukuumada uu garwadeenka ka yahay axmed maxamed maxamud siilanyo oo ku fashilantay sii hirgalinta iyo wadida adeega E-Pasaport ka oo baahi weyn ay u qabaan kumanaan reer somaliland ah.

taliyaha laanta socdaalka ee somaliland Taliye Ina Canbaro oo ka gaabsaday in uu warfidiyeenada uu uga war bixiyo sababta keentay in uu gubto serverkii Samayn jiray E-Passportka oo mudo 4 cisho ah hada xun taasi oo ay sababtay marawxad la aan iyo kuleyl in uu gubto serverkaasi oo malaayiin doolar u soo xarayn jiray qarankani.

hadaba maxaa uga meel yaala xukuumada taladeedu gabaabsiga tahay oo awoodi la in ay keento badelka server kale taasi oo lagu siiyey mashruucani sidiisaba nin ay isku hayb yihiin madaxweyn axmed siilaanyo,

Shabakada Suradnews.com oo isku dayday in ay la xidhiidho taliye Ina Canbaro balse Maaysan Suuro galin.

Cumar C/risaaq
Suradnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here