Xukuumada Somaliland Oo Cafis Ufidisay Dhamaanba Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland Ee Xilalka Ka Haya Somalia Xili Doorashadii Somaliya Ay DHawdahay

0
190

Hargeysa(SDN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa cafis u fidiyay Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho, kadib markii dhowaan cabasho ka keeneen go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha Wada-tashiga qaran.

 

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan C/llaahi Saxar-diid ayaa sheegay in baaqa Madaxweynaha u fidiyay ujeedkiisa yahay mid loogu daneynayo siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho, maadaama aanay waxba u oolin Xamar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here