Xukuno Kala Duwan Oo Lagu Riday Eedaysanayaal Lagu Soo Qabtay Khamri

0
251

Hargeysa(SDN)Ciidanka booliska gobolka Togdheer ayaa gacanta kusoo dhigay khamri tiro badan oo si qarsoodi ah magaalada Burco losoo galiyey iyo eedaysanayaashii lagu soo qabtayba.

Waxaana faahfaahin ka bixiyey xukunada kala duwan ee lagu riday raggi lagu soo qabqabtay khamrigan ku xigeenka xeer ilaalinta maxkamadda gobolka Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here