Xubno Wasiiro Ah Iyo Maayarka Hargeysa Oo Booqday Bilawga Dhisma Wadooyinka Casriga Ah Ee Dawladda Hoose Hirgalinayso

0
109

Hargeysa(SDN)Wasiirada arrimaha gudaha  , Wasiirka Warshadaha iyo Maaliyada Somaliland, ayaa booqday bilawga wadooyinka casriga ah ee Dawladda hoose ee Hargaysa ka hirgalinayso Caasimadda, kuwaas oo tii ugu horeysay ee lagu dhisaayo qalabka cusub ee ay dawladda hoose soo iibsatay laga bilaabay buurta kala jeexaan oo gabi ahaanba wadadeedu burbur laxaad lihi soo gaadhay.

ww1w2w3w5w6w44

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here