Xogta Suradnews:- Maayir Soltelco Oo La Badalayo Iyo Xubinta Lagu Badalayo

0
122

Hargeysa(SDN)Xogaha ay Suradnews.com helayso oo ah in maayirka caasimadda Hargeysa la badalayo sababo la xidhiidha arimaha siyaasadda Somaliland iyo waliba tan kulmiye,lana sheegay in laga dhigi doono xildhibaan Dogox oo ah xubin firfir coon oo ku jira golaha deegaanka caasimadda Hargeysa.

Geesta kale qaybo ka mid ah bulsho weynta magaaladda Hargeysa oo aad uga cabanaya Maayirka Caasimadda Hargeysa oo ku fashilmay xilkii uu Qaranka u hayey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here