Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shacbi-Weynaha Islaamka,Gaar Ahaan Somaliland Munaasibada Cidal Fidriga Awgeed

0
775

Gabiley(SDN)Xoghayaha fulinta dawlada hoose ee Degmada Gabiley Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye oo dhambaal guud hambalyo ah u diray Umada muslimiita ah gaar ahaan shacbi weynaha reer Somaliland munaasibada Ciidal Fidriga awgeed kaasi oo dhambaalkaasi hawada.

 

Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa’’Dhamaan Shacbi weynaha Muslimiinta ah iyo kuwa reer Somaliland waxaan si guud u leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo munaasibada Ciida awgeed waxaanan Sigaar ah u salaamayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Marwadiisa,Madaxwayne Ku Xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Iyo Marwadiisa iyo dhamaan cid kasta oo ku dhaqan Somaliland shacbiga gobolka Gebileyna waxaan leeyahay Alle Nabad Qab Ha Inagu gaadhsiiyo ciidaa ciideeda’’Ayuu yidhi Xoghaye Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye.

 

Waxa maanta si weyn dhamaan caalamka islaamka si weyn looga xusay munaasibada ciida Soon Fur ee ciidal Fidriga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here