Xogaha Ay Suradnews Helayso Isku Shaandhayn La Samaynayo Caawa Iyo Cali Xoor-Xoor Oo Dakeda Laga Bedalay

0
167

Hargeysa(SDN) War Deg Deg Ah oo ay suradnews helayso ayaa sheegaysa in saacadaha soo socda la shaacin doono amaba lagu dhawaaqi doono isku shaandhayntii abid ugu laxadka waynayd oo la taaban doono masuuliyiin ayna safka isku shaandhayntu soo marin.

Xogahan ay surad helayso ayaa sheegay in masuul cali xoorxoor laga qaaday dakada berbera kaasi oo ka mid noqday xubnaha golaha wasiirada Somaliland, filo wakhti ga lagu dhawaaqo isku shandhayntaasi.

 

Suradnews
hargeysa Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here