Xog Xasaasi Ah Iyo Dawlada Somaliland Oo Bulshada Ku Maaweelinaysa Hadal

0
848

Hargeysa(SDN)Xogo muhiim ah oo ka soo kordhaya xaalada maamulka hawlada ee somaliland Iyo Somaliya ayaa sheegay in hawadii lagu wareejiyey dawlada somaliya kadib rubuc qarnigii u danbeeyey oo laga maamulayey kenya taasi oo ay gacanta ku haysay hayada ICAO.

 

Xafladii lagu wareejinayey dawlada somaliya maamulka hawada ee somaliland iyo somaliya oo la qabanayo 28/12/2017.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here