Xog Culus : Madaxtooyada Somaliland Oo Ganasto Ku Wareejisay Haamaha Shiidalka Berbera

0
169

Hargeysa (WN) Madaxtooyada Somaliland ayaa la warinayaa inay ku wareejisay Haamaha Shidalka ee Magalada Berbera Gancsato Gaara oo lagu naas nuujin doono Haamaha shiidalka ee Bebera Wararka ay Helayso Warbaahinta Waaberinews.net ayaa sheegaya in lagu wareejinayo Ganacsato gaara oo kale ah Hass Petroleum , Som oil ,Read Sea , star 7 petroleum waraabe petroleum , Indhabirta Petroleum, Liibaan Petroleum.

 

Shirkadahan ayaa la sheegay inay qaarkod gacan ku leeyihiin Wasiiro iyo Wiilka Uu Sodoga u yahay Madaxweyne Siilanyo Ee Dhawaan Loo Magacabay Safiirka Dalka Iskutaga imaradka Carabta ee Baashe Moorgan Ilo Ka Agdhow Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in Maalintii shalay Madaxtooyada looga yeedhay Mareeyaha Haamaha Shiidalka ee Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Berbara iyadoona laga dhaadhac sinayaay inay aqbalan warjinta Haamaha Shidalka ee Berbera waxana loo balan qaaday Sheekha Haamaha Shiidalka Ee Berbera in loogu badali doono xilkasi Waasir .

 

Madaxweynaha Somaliland ayaa Wareegto uu ku wareejinayo Haamaha shidalka Berbera waxa uu u gudbiyaay Wasiirka Ganacsiga Somalilad oo la filayo inuu Maalmaha Soo Socda Dhaqqan Galin Doono Siyaasiyiinta mucaaradka Somaliland ayaa Ka Qayliyaay Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera

 

Sources Waaberinews.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here