Xisbigii Ucid Oo Bakhti Jiifa Ayaanu Afuufnay”Jamaal Cali Xuseen

0
958

Hargeysa(SDN)Jamal Cali Xuseen mar uu maanta ka hadlayey arimo dhawr ah oo la xidhiidha sabibihii uu uga qayb gali waayey xafladii caleemo saarka ayaa waxa kale oo xusay in uusan wax xil ah ka rabin xukuumada madaxwayne Muuse biixi kaasi oo sheegay in hankiisu uu yahay madaxwayne geesta kale waxa uu taabtay in xisbiga Ucid uu isagu wakhtigii uu hayey guulo badan gaadhsiiyey kaasi oo isagoo bakhti ah kor u soo qaaday waa sida uu sheegaye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here