Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan U Sameeyey Garabkii Aqlabiyada Xisbiga UCID Oo Maanta Cududooda Ku Biiriyey

0
153

Hargeysa (SDN)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta munaasibad soo dhaweyn ah oo aad u balaadhan uu u sameeyey garabkii aqlabiyada xisbiga UCID oo maanta cududooda ku biiriyey xisbiga Waddani

Image may contain: 9 people, people standing and outdoor

 

Image may contain: 10 people, people standing, suit and outdoor

Munaasibadan soo dhaweynta ah ayaa waxaa ay ka dhacdey Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbigaasi oo uu hogaaminaayo Mushax Cabdiraxmaan Ciro , Hogaamiye Xirsi , Xildhibanao, Dhalinyaro , Haween iyo taagerayaashan garabkan

 

 

 

Ugu horeyn waxaa munaasiban ka hadley Masuulyiin ka mid ah garabka Aqlabiyada xisbiga UCID ee maanta ku biiray xisbiga Waddani waxaana ay shaaciyeen in maanta laga bilaabo ay waxii talo ah iyo cudud ah ay ku biirin doonan xisbiga Waddani oo ay ku fasireen mid dalkan gurmad u ah .

Image may contain: 19 people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 10 people, suit

Image may contain: 9 people, suit

Image may contain: 7 people

Sidoo kale waxaa ay masuulyiintani si adag uga hadleen warar shalay ka soo baxay xisbiga UCID oo sheegayey in aanay masuulyitani ka mid aheyn xisbigaasi waxaana ay hadaladaasi ku sifeeyen qaar ka turjumaya culuska ay leeyihiin oo uu xisbiga UCID fadhiga u diiday

Image may contain: 11 people

Image may contain: 14 people

Image may contain: 15 people, crowd and outdoor

Image may contain: 6 people, sunglasses

Image may contain: 21 people, crowd and outdoor

Image may contain: 18 people

Image may contain: 17 people, crowd

Image may contain: 10 people, people sitting

Image may contain: 22 people, crowd and outdoor

Image may contain: 20 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 1 person, standing, suit and indoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 2 people, people standing, suit and beard

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 1 person, standing

No automatic alt text available.

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and suit

Image may contain: 16 people, hat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here