Xisbiga WADDANI Oo Shacbiga Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geeridda Chief Caaqil Saahid Xaaji Aadan Aw Cilmi Qabile

0
50

Hargeisa(SDN)Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ee WADDANI Mudane Ibrahim Mahdi Buubaa ayaa Tacsi Udiray Madax-dhaqameedka Dalka eheladii qarabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay alle hawnaxariistee Marxuum Caaqil Saahid Xajji Aadan oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

buubaa

 

Qoraal kooban oo uu afhayeen Buuba Soo Gaadhsiiyay Mareegta Suradnews.com ayaa udhiignaa Sidan:-

 

 

”Waxanu ka xisbi ahaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, Madaxdhaqameedka Dalka Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga ee uu ka baxay Alle Naxariistii Janno ha ka waraabiyee Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Aadan Aw Cilmi Qabile oo ku geeriyooday Hargeysa 20/05/2015”. Ayuu Afhayeenku Qoraalkiisa Ku Yidhi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here