Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihisii ku Soo gabagabeeyay Caasimada  

0
485

Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihisii ku Soo gabagabeeyay Caasimada

Hargeysa(SDN) Iyada oo ay ahayd maalintii u dambaysey Ee Ololaha doorashooyinka Somaliland ayaa waxa soo khatimay xisbiga Mucaaridka ah Ee WADDANI waxana uu muujiyay Baaxada Tageero Ee Uu Leeyahay Xisbigaasi.

Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga WADDANI Oo uu Hogaaminaayo Murashaxa Xisbiga Cabdiraxmaan Cirro ayaa kumanaan iyo kumanaan ka mida tageerayaasha xisbiga Kula dabaal dagay Xarunta Beerta Xoriyada .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here