Xisbiga Ucid Oo Maalintii Shanaad Ee Ololaha Ku Badalay Biyo Dhaamin Ay Ka Sameeyeen Magaalada Hargeysa

0
301

Hargeysa(SDN)XIsbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Oo maalintisii ololaha ee shanaad ku badalay in uu sameeyo khayr kaasi oo booyado biyo ah u qaybiyey masaajidada iyo dadka jilicsan ee ku dhaqan magaalada hargeysa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here