Xisbiga UCID Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga La Qaban Doono Shirweynaha Aan Caadiga Aheyn Ee Xisbigaasi

0
137

Hargeysa(SDN)Xoghaye ku xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Naasir Yuusuf Qodox oo maanta warbaahinta kula hadlaayey xarunta dhexe ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu  shaaciyey wakhtiga la qaban doono shirweynaha aan caadiga aheyn ee xisbigaasi si loo ansixiyo musharaxnimada Jamaal Cali Xussen .

 

Muddane Naasir Qodox waxaa uu sheegay in shirweynaha aan caadiga aheyn u xisbigu qabsan doono 02.11.2016waxaana sidoo kale uu shaaciyey xoghayuhu magacyada shanta xubnood ee garabkooda uga qeyb gali doona qaban qaabada shirkaasi waxaana ka mid ah

1- Maxamuud Cali Jiir.

2-Maxamed Xassan Khiare (Shabaash).

3-Cabdiraxmaan Axmed cali

4-Cabdiqani Salaf

5-Cumar Daahir Cilmi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here