Xisbiga Ucid Oo Kala Diray Dhalinyaro Wacyi-Galin Ku Samaynaysa Hawlaha Xisbiga

0
299

Hargeysa(SDN)xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid oo kala diray dhalinyaro samayn doonta wax loogu yeedho DOOR TO DOOR kuwaasi oo guryaha ku garaaci doona si ay u wacyi galiyaan bulshada kuwaasi oo u sheegaya sidii ay uga qayb qaadan lahayeen hawlaha dooroshooyinka kuwaasi oo tusaya halka isku talaabta la marinayo.

 

Ugu Horayn wax halkaasi ka hadlay xoghayha xidhiidhka degmooyinka iyo gobolada Cabdiqani Ibraahin Salaf kaasi oo sheegay in ay dhalinyaradani wax weyn ka tari doonaan sidii ay bulshadu ugu codayn lahayeen xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here