Xisbiga Ucid Maalintiisi Ololaha Ugu Danbaysay Wacdaro Ka Dhigay Magaalada Hargeysa

0
362

Hargeysa(SDN)Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka UCID oo maanta soo gabagabeeyey ololihiisii doorashada madaxtooyada somaliland kaasi oo maanta ka dhigay isku soo bax waa weyn fagaarayaasha gobolada somaliland oo dhan waxaana si weyn layskugu soo baxay beerta xoriyada ee magalaada hargeysa halkaasi oo uu kala hadlay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi.

eng Faysal Cali waraabe oo qudbad taariikhi ah u jeediyey shacabkii halkaasi iskugu imid oo ku duray labada murashax ee kale ayaa sheegay in uu dalku uu  u baahan yahay wakhtigan hogaaamiye faysal cali waraabe oo kale ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here