Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Hambalyo U Diray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland

0
419

Hargeysa(SDN)Xildhibaan Mubaarig Bidhi oo ka tirsan golaha deegaanka Gobolka Togdheer oo Hambalyo Balaadhan u diray Madaxwaynaha Cusub ee somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo shacbi Waynihii soo doortay geesta kale waxa uu dhamaan bulshada somaliland ugu baaqay in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan Madaxwaynaha cusub ee la doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here