Xildhibaan Maxamed Cali Dheere Oo Ganafka Ku Dhuftay Habacsanaanta Wakaalada Biyaha Berbera Kana Hadlay Arimo Badan

0
480

Berbera(SDN)Xildhibaan Maxamed Cali dheere oo ka mid ah Golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa ka dhawaajiyey in dhaqaale badan lagu bixiyey biyo balaadhinta degmada Berbera sheegayna in ay maanta ahayd in Berbera ay hesho biyo ku filan waxaanu xusay in ay tahay shaqo xumo weyn oo ka jirta berbera.

 

Geesta kale waxa uu ka hadlay dad shalay ka cabanayey biyo yaraanta ka jirta Berbera kaasi oo sheegay in ay ahayeen Maati iyo dad jilicsan oo ay tahay in cabashadooda si dhakhso ah looga jawaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here