Hargeysa(SDN) Saamaynta uu soo kordhin karto imaanshaha Cali khaliif Galaydh ayaa lagu tilmaamayaa in la dajiyo colaada beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka buuhoodle oo coladaasi soo noq-noqonaysay, imaanshaha cali khaliif oo furo u ah isku soo dhawaanshaha Maamulka Khaatumo iyo Somaliland.