Xaqiiqada Iyo Qoysaska Fanaanada Nimco Yaasin Is Barbar Dhig

0
29

Hargeysa(SDN) Nabad Daawadayaal ku soo dhawaada muuqaal aanu idiinku falan qayn doono xaalka iyo muranka fanaanada Nimco Yasin Caraale oo mudooyin kii u danbeeyey soo noqday taasi oo keentay in ay isku jawaabaan dad ku kala abtirsanaya labada qoys ee isku haysta in ay ka soo jeedo fanaanada Nimco yasin Caraale.

Labadan qoys oo ku kala sugan magaalooyinka Hargeysa iyo Sheekh ayaa sheegay in mid kastaa ay iga ka tirsan tahay fanaanada Nimco Yasin caraale hadaba waxaynu isbar bar dhigi doonaa hadalada labada qoys iyo waliba hadalkeeda Nimco Yasin kadib falan qaynta iyo qiimaynta waxaanu u daynaynaa Bulshada si ay u cabiraan ama u qiyaasaan xaqiiqada dhabta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here