Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Bilaabay Arin Uu Rabo Inuu Ku Hantiyo Gobolka Saaxil

0
203

Hargeysa(SDN)Gudoomiyaha Xisbiga wadani aya mudooyinkii u danbeeyay shirar doceedyo la yeelanayay beelaha kala duwan ee daga somaliland isagoo habeenkii xalay ahaana la yeeshay dhalinyaro kasoo jeeda beelaha daga gobolka saaxil.

 

 

islamarkaasina waxa laga wada hadlay arimo xaasaasi ah kuwaasi oo khuseeyay xiisada adag ee ka taagan gobolka saaxil oo u isla markaana la doonayo in la qo-qobo beelaha danwadaagta ah ee daga gobolka saaxil,kuwaasi oo hada la daala dhacaya tamar yari kasoo waajahday abaarahii dhawaantan ka dhacay guud ahaanba gayiga somaliland gaar ahana gobolka saaxil oo aan wali ka bogsoon dhaawacyadii ka soo gaadhay abaaraha.

 

 

shirkan xalay uu ku baaqay gudoomiyaha xisbigu aya daarana shaqaaqo dhawaan ka dhacday deganadahoos yimada gobolka saaxil gar ahana degmada mandhera casimadeeda abdaal oo maalmihii u danbeeyay.

Ugu danbayntii lama garan karo halka ay bud-dhigi doonto arintani oo noqonaysa arin-xasaasi ah.

 

 

Surad News Network

Hargeysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here