Wiilka Dunida ugu buuran iyo Waalidiintiisa oo dhib weyn ku qaba Qaabka loogu qubeeyo

0
343

Arya Permana waa 11 jir ah una dhashay dalka Indonesia wuxuuna noqday wiilkaan yar saqiirka Dunida ugu buuran kaas oo warbaahinta Caalamka ka yaabsaday .

Arya Permana ayaa culuubta miisaankiisa waxaa lagu sheegay 192-kiilo waana iskoor cusub maadaama loo qiray saqiirka Dunida ugu miisaan culus .

 

Wiilkaan yar ayaa waxaa dhib weyn ku qaba waalidiintiisa oo sheegay inay si adag ugu qubeeyaan kuwaas oo sidoo kale xaalad adag kala kulma marka ay iskuulka u wadayaan .









LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here