Weerar Lagu Qaaday Kornayl Caare + Gaadhi Laga Dhacay

0
200

Qardho(SDN)Koox Hubaysan ayaa maanta weerar ku qaaday siciid cawil jaamac oo ku magac dheer care kaasi ooh ore uga goostay ciidanka Qaranka Somaliland oo sheegay in uu jabhad samaystay ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar kani ka dhacay badhtaaha magaalada qardho oo uu mudooyin kii u danbeyey ku sugnaa waxaana la sheegay in la kaxaystay gaadhigii gaar ka u ahaa Kornayl caare.

wararku waxay intaa ku darayaan in odayaasha deegaanku ay waan waan ku wadaan sidii dib loogu soo celin lahaa gaadhigaa kornayl caare waxa kale oo la sheegay in ay weerar kani imanayo kadib markii uu xerada ka baxay kornaylku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here