Wax Ka Ogow Shuruudaha Murashaxiinta Puntland

0
32

Hargeysa(SDN)Nabad Idilkiin waxaanu idinla wadaagi doonaa Shuruudaha lagu xidhay murashaxiinta u tartamaya xilalka Murashaxnimo ee madaxwayne iyo madaxwayne ku xigeen taasi oo sida la filayo dhici doonta maalinta Salaasada oo ku began 8 bisha January.

Gudoomiyaha golaha wakiilada ee maamulka puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daarood ayaa maanta magacaabay gudiga  ka kooban ilaa 7 xubnood oo noqon doona gudiga doorashooyinka ee 2019 dhanka kalena wax ay ansixiyeen shuruucda lagu kala hagayo doorashada madaxtinimada ee dhici doonta 8 bisha. Waxaanay gudigu soo saareen shuruudaha lagu kala saarayo murashaxiinta tartamaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here