Wax Ka Ogow Sadexda Xayawaan Ee Aduunka Ugu Saamaynta Badan

0
867

Hargeysa(SDN)Sadexdan Xayawaan ee aad sawiradooda hoos ku arki doonto ayaa ah sadex xayawaan oo aduunku aad u hadal hayso dhanka marka la eego habar dugaag waayo waxaa sadexda xayawaan ee ugu khatarta badan hadaba aan mid mid idiinku sharaxno sababtooda.

Libaax:- waa boqorka habar dugaag kaasi oo inta badan lagu lamaaneeyo maroodiga oo isna la idhaa waa boqorka habar dugaag laakiin ugu danbayntii loo kala qaybiyey kaasi oo lagu tilmaamo boqorka kaynta oo ah libaaxa iyo boqorka buurta oo ah maroodiga.

Maska:- maska oo inta badan ah xayawaan khatartiisa wata ayaa lagu tilmaamaa boqorka xamaaratada kaasi oo saamayn badan ku dhex leh kaynta.

Kaneecada:- kaneexada oo ay dunidu hada ka qaylisay ayaa la ogaaday in ay tahay xayawaanka kaliya ee sanadkii xanuunada la kala qaado u kala gudbisa dadka in lagu qiyaaso 700,000,000 (todoba boqol oo milyan) kuwaasi oo ay u dhintaa ku dhawaad 3,000,000(saddex milyan)

Image result for top 10 dangerous animalsRelated imageImage result for mosquito

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here