Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dekeda Berbera Ee Maanta Golaha Wakiiladu Ansixiyeen

0
154

Hargeysa(SDN)Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani iyo wasiirka qorshaynta qaranka Cali Shoombe ayaa maanta ka hadlay heshiiskii dekeda berbera ee ay golaha wakiiladu maanta codka gacan taaga ah ku ansixiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here