Wasiirkahawlaha Guud Oo Aqbalay Takaalis Sharcidaro Ah Oo Golaha Wakiilada Somaliland Ay Shalay Laaleen

0
184

Hargeisa(SDN)Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa aqbalay Go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku laaleen Cashuurtii uu hore ugu kordhiyey Gaadiidka laga soo dejenayo Magaalada Berbera.

 

Wasiirka ayaa sidaasi ku sheegay Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa, waxaanu sheegay inaan Gaadiidka laga qaadi doonin lacagtaasi oo dhamayn $80 waxa kale oo wasiirku sheegay in si aad ah loo baadhi doono gaadiidka taya dooda oo kuwii aan wanaagsanayn la celin doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here