Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Oo Furay Mashruuca Kaalmada Deg-deg Ah

0
646

Hargeysa(SDN)Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Mudane Yaasiin Maxamuud X Xiir Faratoon oo maanta si rasmi ah u furay mashruuc lagu taageerayo waxbarashada deg deg ah ee goobaha barakacayaasha iyo deegaanada miiga wax weyn ka taraya kaasi oo u jeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada dadka ku dhaqan kaamamka barakacayaasha iyo waliba goobaha aan lahayn dugsiyada waxaana ka soo qayb galay.

Dhamaan hayadaha daneeya waxbarashada ee ka hawlgala somaliland madaxda sarsare ee wasaarada, kulan kani oo qaatay saacado ayaa ku soo idlaaday jawi wanaagsan oo lagu gorfeeyey laguna soo ban dhigay meelaha muhiimada uu saari doono mashruucani oo loogu magac daray (”WAXBARASHADA LAMA SUGI KARO”).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here