Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga JSL Oo 274 Adhi Ah Kala Wareegay Gudoomiyaha Gobolka Awdal

0
85

Hargeysa(SDN) Wasiirka Gaashaandhiga Eng Ciise Axmed Yuusuf(XAWAR) oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka qaranka JSL S/Gaas Nuux Ismaciil Taani, iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye, wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa xoolo ardhi ah oo dhan 274 Neef oo adhi ah kala wareegay Gudoomiyaha gobolka Awdal kaasi oo ay adhigaasi ku deeqeen shaqaalaha dawlda ee gobolkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here