Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Nabadaynta Beelihii Ku Diriray Degmada Ceel-afwayn Iyo Khilaaf La Sheegay Inuu Soo Kala Dhex Galay Gudidii Nabadaynta U Socday

0
167

Hargeysa(SDN)Wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa ka hadlay socdaal ay ku tageen degmada ceel-afwayn iyo halka ay marayso nabadaynta labadii beelood ee dhawaan ku diriray degmada Ceel-afwayn,sidoo kalena waxa uu ka hadlay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay gudidii madaxwayne Siilaanyo u direy nabadaynta beelahaasi ku diriray degmada Ceel-afwayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here