Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Gudida Doorashoyinka Qaranka Ku Wareejisay Lacag Dhan 4 Milyan .

0
216

Hargeysa(SDN)Wasiirka Maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Komishanka doorashooyinka Qaranka ku wareejinaysa Lacagtii doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Xukumadu bixinayso, munaasibadda lacagtaasi Lagula kala wareegayo ayaa ka dhacaysa Madaxtooyadda Somaliland. Lacagta ayaa la filayaa in ay noqoto 8 Milayn oo Dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here