Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Ganbadha Ee Gobolka Sool

0
165

Hargeysa(SDN)Wasiirka khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa manta xadhiga ka jaray ceel biyood cusub ee laga hirgaliyay degmada ganbadha oo ah jiida hore ee ciidamada qaranku ku sugan yihiin kana tirsan gobolka sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here