Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Sheegay In lagu Heshiiyay In Dib Loo Kiciyo Warshadii Sibidhka Ee Magaalada Berbera

0
233

Hargeysa(SDN)Wasiirka ganacsiga somaliland ayaa ka dhawaajiyay in lagu heshiiyay in dib loo kiciyo warshadii sibidhka ee magaalada berbera taasi oo muddo badan aan shaqaynayn,waxaana uu wasiirku sheegay inay wali socoto qabashada araajida ganacsatada rabta in ay galaan heshiiska dib u ikicinta warshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here