Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Maalinta Barito Ah Dalka Imanaya

0
608

Hargeysa(SDN)Wasiirka gaashaandhiga ee somaliland oo maanlinta barito ah dalka soo gaadhaya kaasi oo ka soo amba baxaya wadanka Australia kaasi oo ka mid ah wasiirada cusub ee xukuumada Muuse Biixi Cabdi.

Wasiir Ciise Axmed Yuusuf Xawar oo la filayo in uu wax weyn ka badalo deegaanada bariga somaliland oo dib uga dhacay dhamaan deegaanada kale ee somaliland kaasi oo idiilo weyn ay u qabaan shacabka ku dhaqan bariga gobolka sanaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here