Wasiirka Duulista Oo Ka Hadley Diyaarado Dagaal Oo Ku Soo Xad Gudbey Somaliland Fariin Hanjabad Ahna U Diray

0
218

Hargeysa (SDN)Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda Somaliland Muddane Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu ka hadley diyaarado dagaal oo uu sheegay in ay ku soo xad gudbiy hawda Somaliland kuwaas oo duqeymo ka geystay deegano oos yimaada Oodweyne sidoo kalana sharci daro ku fadhiistey deegamo kale oo hoos yimaada gobalka Salal .

Wasiirku waxaa uu sheegay in arimahaas baadhitaankoodu uu socodo isla markaana waxaa uu fariin digniin iyo hanjabaad isku jirta ah u diray diyaarahaas ku soo xad gudbaya hawda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here