Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo wafti uu Hogaaminayo Oo La Filayo Inay U Baxaan Gobolada Bariga Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

0
156

Hargeysa(SDN)Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye”iyo wafti uu hogaaminayo ayaaa la filayaa inay maanta u baxaan dhankaa iyo gobolada bariga somaliland.
waxaana xogaha soo gaadhaya Ramaasnews ay sheegayaan in ujeedada safarka waftigani ay la taxaluqdo sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada caafimaad ee dadka ku nool deegaanada bariga somaliland iyo sidii ay kaalmo u gaadhsiin lahaayeen dadkaasi.

 
Waxaana sidoo kalena naloo sheegay in ujeedada waftigani ay la taxaluqdo sidii ay u kormeeri lahaayeen cusbitaalada gobolada dalka oo la sheegay in ay buux dhaafiyeen dad uu soo ritay xanuun cusub oo dilaacay oo la yidhaa Kuduudiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here