Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatey Dhalinayarada Iyo Aqoonyahanka Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0
201

Hargeysa(SDN)Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maalmihii u danbeeyey socdaal nabadayn ah ku joogay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo aqoonyahanka labada beelood ee wada dega deegaanada Koonfurta gobolka Sool isla markaana dhawaan ay dirir ku dhex martay deegaanadaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here