Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Muranka Dhulalka Ee Soo Noqnoqda,Xaaladihii U Danbeeyey Ee Degmada Ceel-afwayn Iyo Deegaanadii Shaqaaqadu Ka Dhacday Iyo Xaalada Amaan Ee Dalka

0
135

Hargeysa(SDN)Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka hadlay muranka dhulalka ee soo noqnoqda,xaaladihii u danbeeyey ee degmada Ceel-afwayn iyo deegaanadii shaqaaqadu ka dhacday iyo waliba xaalada amaanka ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here