Wasiir Waran-cadde Oo Ka Hadlay Sababaha Xilka Looga Qaaday Iyo Dareenkiisa Ku Aadan Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay

0
173

Hargeysa(SDN)Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta xilkii wasiirnimo ku wareejiyay wasiirka cusub ee dhawaan losoo magacaabay wasaaradda arimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay sababaha xilka looga qaaday,sidoo kalena waxa uu ka hadlay dareenkii ku aadan xilka safiirnimo ee loo magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here