Wasiir Cali Waran Cadde Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Ku Dhibtooday Jidka U Dhaxeeya Hargeysa Iyo Ceerigaabo

0
70

Hargeysa(SDN)Tan iyo markii xukuumada kulmiye qabatay  , xilka madaxtinimada somaliland waxaa ay geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay bulshada gobolka sanaag oo ah tan degan gobolka ugu balaadhan gobalada somaliland , uga saari lahayd wado-xumada  ay muddada dheer  ugu soo samrayeen.

 

iyadoo aanay wali xukuumada Madexweyne silaanyo ku guulaysan inay ka midho dhaliso , riyada reer ceerigaabo oo ah inay mar uun ka baxaan wado xumada.

 

walow aan la dafiri karin , in  xukuumadu wax way dhaqaajisay , waxaase isweydiintu tahay , waxqabadka xukuumadu ee ku waajahan wadada ceerigaabo sidii la rabay ma u socdaa, mase la odhan karaa xukuumadan inta aanay ka dhamaanin muddo xileedkeedu waxay dhamaystiri doontaa , wadadan oo dhaqaalaha ku baxay laga uruuriyey guud ahaan shacabka somaliland,  oo ay ku jiraan caruurta iskuulada dhigataa .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here