Wasiir Cadaani Oo Dhaliilo Culus U Jeediyey Xirsi Iyo Musharax Cabdiraxmana Ciro

0
180

Hargeysa(SDN)Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo culus u soo jeediyey hogaamiyaha xisbiga Waddani  Xirsi Cali Xaaji Xassan iyo musharaxa madaxweyne ee xisbigaas  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here