Wasiir Beeshiisa Dhaliilihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Kana Hadlay Xaalada Ceel Afweyn

0
777

Hargeysa(SDN)Wasiirka ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed oo maanta shir jaraayid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay xaalada Ceel-Afweyn kaasi oo ka war bixiyey xaalada guud ee deegaankaasi waxa kale oo uu xusay in uu dagaalku yahay mid soo noqnoqday oo caadi ka noqday deegaankaasi.

 

Geesta kale wasiirku waxa uu eedo culus oo hanjaaad u badan u soo jeediyey beesha uu ka soo jeedo oo ka mid ah beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Ceel Afweyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here