Warqad Aan Farxad Galinayn Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Ay U Qorayaan 200 Oqoon-Yahan Oo Beeshiisa Ahi

0
199

Aqoon-yahan kala duwan oo ka soo jeeda Beesha Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaan in ay qoraan warqad ay ku socod-siinayaan Madaxwaynaha Somaliland taas oo salka ku haysa xaalada siyaasaddeed ee dalku marayo.

aqoon-yahanka ayaa la filayaa in ay madawaynaha siiyaan talooyin kala duwan oo ay kaga hadlayaan marxalada siyaasadeed ee waddanka iyadoo si qaranimo iyo si qosnimo-ba ay ula talin-doonaan, waxaasi jirta qodob la filayo in ay taladaasi ku dari-doonaa kaas oo ah in uu iska casilo mansabka madaxwayne-nimo ee qaranka,

dhinaca kale waxaa Aqoon-yahankan ayaa la filayaan in Madaxwayne Biixi tusaan talooyin mustaqbal oo ay daneenayaan, taas oo ay ku eegayaan wakhtiyada dambe ee mustaqal sida la filayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here