Wariye Maxamed Cabdulaaahi Soo Fadhiste Oo Xoriyadiisi Dib Uhelay + Sawiro

0
202

Berbera(SDN)Wariyihii Somalichannel ee Magalada Berbera mudada 5 Cisho ah ugu xidhnaa gaashaan buurta xukumada Madaxweyne SIILAANYO Hogaamiyo ayaa goordhoweyd Xoriyadiisi dib Uhelay.

 

Ururka saxaafada Ee SOLJA Ayaa ku guul daraystay inay qayb ka qaataan in suxufigan laga soo fardaamiyo Xukumada Madaxweyne SIILAANYO.

 

Halka Ka DAAWO SAWIRADA Soo Fadhiste Oo Xoriyadiisi Helay

 

12310251889_791934730894644_5067359610104229477_nCaptureh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here