Wariye Madaxbanaan Oo Lagu Xidhay Burco

0
209

Hargeysa (SDN) Ciidamada Amaanka ee Degmada BURCO ayaa Goordhoweyd xabsiga Utaxaabay Wariye Khadar Hanad oo kamid ah Suxufiyiinta Madaxa banaan ee ka hawl gala Gobolka Togdheer,.

 

 

Maayarka Burco Shiekh muraad ayaa la sheegay in uu ka dambeeyo Xadhig Wariye Khadar Oo kamid ah hawl wadeenada Shabadakadda Hadhwanaagnews ee Burco,

 

 

 

 

 

”Ciidamada amaanka ayaa jidh dil ugeystay Suxufigani kadib xabsiga utaxaabay isagoo ku jira hawl maalmeedkiisa Shaqo.” ayuu yidhi Mid kamid ah wariyasha Gobolka Togdheer oo la hadlay Somalilandtomorrow.Com

 

Sources: Somalilandtomorrow.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here