Wariye C/Risaaq Terra Oo Saacado Kooban Ku Xidhnaa Madaarka Hargeisa

0
454

Hargeisa(SDN)mulkiilahii warsdiaha caalmiga ah ee warsomali .net oo madaarka hargeisa lagu xidhay + cawaaqib xumada xukuumada cmirigeedu go.ay ee silaanyo.

terra

 

waxa maadarka hargeisa lagu xidhay weriye cabdirisaaq yuusuf cali “terra ” oo ah mulkiilaha warsidaha caalmiaga ah ee warsomali .net  xili uu sawir ka qadayey calanka xisbiga waddani iyo soo dhowaynta gudoomiyaha xibiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro oo dalka manta dib ugu soo laabtay  ,

 

 

 

xukuumada cimrigeedu gababasiga ee silaanyo ayaa u soo tafaxaydatay cabudhinta iyo cago cuglaynta saaxaafada xorta ah . weriye caabdirisaaq yuusuf cali terra waxa uu ka mid yahay saxaafada madaxada banan ee xukuumada silaanyo uGu neceb tahay baahinta xaqiiqada dhabta ah ee uu baahinaayo.

 

 

xalay saq dhexe ayay xukuumada silaanyo ababushay qorshe dhagaraysan oo la doonayey in   mudaharaado lagaga hot tago gudoomiyaha si aanu caga u soo dhigan garoonka iydoo qarshaha xalay la isla qaatay ay ka mid ahayd xadhiga warbaahinta sida weyn wax uga qorta xukuumada silaanyo.

 

 

xukuumada silaanyo ayaa sas ka qaaday soo dhowaynta ciro iyadoo miicin biday xadhiga warbaahinta tebinaysa xaqiiqada jirta

garoonka diyaaradaha hargeysa ayaa noqday  xabsi xukuumada manta ku adeegnaysay oo ay ku xidhxidhaysay warbaahita madaxa banan ee tebinaysay soo dhowaynta ciro isagoo weriye terra uu ka mid ahaa wrbaahinta manta garoonka xabsiga noqday lagu xidhay.

 

 

weriye terra ayaa laga qaaday telefankiisi gacanta si aan loo ogaan goobta lagu xidhay iyo sababta loo xidhayba blasé warbaahiyaha warsomali.net waxba ka ma bedli karto xaqiiqada uu tebinaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here