Wariye Axmed Siciid Maxamed Oo Lix Caana Maal Ku Xidhnaa Xabsiga Berbera Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Iyo Bahda Warbaahinta Berbera Oo Ka Hadalay+Sawiro

0
268

Berbera(SDN)Wariye Axmed Siciid Maxamed ayaa Maanta Dib u Halay Xoriyadiisa Ka Dib Markii Warbaahinta ka hawlgasha Saxaafadda Soamalilan iyo  tan Gobolka Saaxil ay si wayn uga hawlgaleen sidii wariyahaas Xidhaan Xoriyadiisa uu u heli lahaa

Ka Dib Markii uu Wariyaahaas uu Sifo aan Sharciga Waafaqsanan  uga Xidhaan Xabsiga Dhexe ee Magaalada Berbera  Muddo Lix Cisho ah oo aan Waafaqsanan Sharciga Saxaafadda Somaliland iyo kan Caalamiga ah midna aan waafaqsanan   kana Horimanaysa Xoriyatul qawalka 

Hadaba Markii la soo Daayaya Wariye Axmed Siciid Maxamed  ayaa uu Saxaafadda kula hadal Xabsiga Dhexe ee Berbera Hortiisa waxaan uu uga horayn u mahad celiyaya  Cid kasta oo ka qayb qaadataya Soo Daynta Xadhigaga waxanan u mahad celinayaa Saxaafadda Somaliland eek a hawlgasha Goboladda Dalka oo si Wayn uga hadal Xadhigayga Xaqdaradda ah ee laygula cay  oo ay ka damqadeen Saxaafadda soamaliand eek a hawlgasha  Somaliland  iyo Somalia  sida ururka suxufiynta Soamalialnd Solja ururka suxufinta ururka suxufinta soamlia nusuj iyo ururuadda Xuquqal insaanka eek a hadal Xadhigayga

Waxaa kale oo aan si wayn uga mahad naqayaa Xisbiyadda Mucaaraddka ah ee Ucid IYO Waddani  ee Heer Qaran iyo Heer Gobol oo si wayn uga hadal Xadhigagaas  Xaqdaradda ahaas Canbaareeyayna

 

Waxaan iyna si wayn uga mahad Celinayaa Saxaafinta Ka Hawlgasha Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaalada Berbera oo si wayn uga shaqeeyaya Xadhigagaas  oo isku Duub

Waxaa uu sheeg Wariye axmed siciid inaanu marnaba aanay ka hor istaagi doonin  Xadhigan lagula kacay in uu wararka Xaqiiqda ah uu umadda u soo Gudbiyo  hawashiisa uu halkiisiika sii waddan doono

 S6320019

Dhan kale kale waxaa iyan halkaas ka hadal wariyasha ka hawlgal magaalada Berbera ayaa iyaguna canbareeyaya Xadhiga Xaq Daradda ah  ee Wariye Axmed Sicid Maxamed  lagula kacay

Waxaana ka mid ahaa Wariyoyaashii Halkaas ka hadalaya Maxamed C/LAAHI Soofadhiste oo ka hawlgal Tv Somalichenel ayaa sheeg inta ay saxaafadda  xidhxidhayso  dawalada waa inan ay wax ka qabato Dhismaha Xabsiga dhexe Berbera  oo mid Qadiima ah oo ay dhistaya Dawalada Cusmaanta oo wakhti dheere dhisnaa dayacad baddan ay ka muuqatoS6320025

Waxaa kale oo uu sheeg inta uu noole jiro Xoritulqalkuna wuu jiraaya xabsigana waa las gaynayaa oo waa laga soo baxayaa  oo lagu dhiman maayo waa laga soo baxayaa

Waxaa iyana halkaas ka hadal wariya Muktar Craxmaan Xariir oo ka hawlgal Tv  Qaran  ayaa aad uga mahad naqaya saxufinta ka hawlgal Gobolka saaxil sida fiican ee ay uga shaqeeyan soo daynta wariye axmed siciid maxamed cidkasta oo ka qayb qaadatan waanu u mahad naqaynaa Gaar ahaan ururka suxufinta Somaliland SoljaS6320040

Waaxaa iyana halkaas ka hadal wariye Yasin jamac Cali oo ka hawlgal tv Universal iyo  Wariye C/raxman Maxamed Cige  oo ka hawlgal tv Royal tv ayaa igana ka hadal xadhiga xaqdaradda ah  ee lagula kacay wariye axmed maxamed oo muddo lix cisho ah oo xaqdaro ah Xabsiga Berbera  ku xidhnaa

Waxaanay sheeg in aan suxufinta  la cabudhin

 S6320044

Hadaba Xadhiga wariye Axmed Siciid maxamed ayaa  noqonaaya wariyaha afaraad  ee muddo laba bilood dhexdooda  Xabsiga loo taxaabaya  sifo sharci daro oo lagula kaco  wariyaasha gobolka saaxil  taas ayaa ku tusaysa  in gobolka saaxil uu noqoda gobolka uga tacdiga badan gobolada Somaliland ee saxaafadda la cabudhinta iyo cagjuglaynta lagula kacoS6320049

Waxaanan u soo jeedin lahaa  Madaxda Gobolka Saaxil  in aanay Cabudhinta lagula kacay suxufinta aanay joojin doonin in wararka xaqiiqda ah Bulsha loo Gudbiyo  aanay marnaba ka hor istaagaya in Saxaafadda la Cabudhiyo ee ay sii adardar galin doonta hawasha ay bulsha uga wakiilka yihiin ee ah in wararka xaqiiqda ah u gudbiyaa Bulsha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here