Wararkii U Danbeeyey Farmaajo Oo Soo Gaadhay Garoowe Iyo Fadeexada Ku Lamaan Caleemo Saarka

0
215

Garoowe(SDN)Asc Nabad idilkiin mar kale ku soo dhawaada warbaahinta HINDISE MEDIA Waxaana maanta aanu idinla wadaagaynaa Imaatinka Madaxwaynaha Dawlada Fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo oo soo gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland oo ay ka dhici doonto xaflada caleema saarkaa madaxwaaynaha cusub ee shanta sanno ee soo socota Siciid cabdulaahi Deni oo 8 bishan ku guulaystay xilka madax tinimada ee maamulka Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo

Garoowe/ Puntland Somalia
Surad Office
Ayman.egal@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here